Salman Khan ayaa ka gudoomay taageerayaashiisa rajooyinka wanaagsan ay u rajeynayaan walaashii Arpita oo uu guursaday ganacsadaha lagu magacaabo Aayush Sharma.
Aktarkan ayaa ugu mahadceliyay taageerayaashiisa rajada wanaagsan ee ay siinayaan walaashii ka yar.
Salman ayaa barta Twitterka ugu soo gudbiyay fariintan bulshada dunida kunool.
Aktaro badan ayaa ka qeybgalay Arooska Salman walaashii waxaana kamid ah Aamir Khan, Katrina Kaif, Hrithik Roshan, Deepika Padukone, Saif Ali Khan, Kareena Kapoor, Dharmendra iyo xaaskiisa Hema Malini, Karan Johar iyo David Dhawan .