TOP:Salman Khan oo magacaabay Atariishooyinka uu guursan lahaa ee Filimada...
Runtii waan sugeynay maalin maalmaha kamid ah Aktarada Bollywoodka in la weydiiyo Atariishooyinka ay jacel yihiin iney guursadaan. Salman khan ayey ku dhacday su’aalahan markii uu tagay Dubia,iyadoo...
View ArticleJilaaga caanka ah ee Hrithik Roshan oo maanta bartiisa ku soo daabacay war...
Ma ahan in Aktarada Bollywoodka ay guda galaan Arimaha siyaasada maadama ay yihiin rag dadka madadaaliya. Sidoo kale ma ahan in qabiil ama dhinac gaar ah ay la saftaan taas oo ay ku luminayaan...
View ArticleAktarka Tusshar Kapoor walaashiis Ekta Kapoor oo maanta dabaal dagaysa
Gabadha la dhalatay Aktarka Tusshar Kapoor ee Ekta Kapoor ahna filim soo saare ayaa maanta u dabaal-dagaysa sanad guurada dhalashadeeda oo maanta u began. Ekta Kapoor waxa ay ka shaqeysaa TV-yada...
View ArticleAktar Bradley Cooper oo Cristiano Ronaldo ugu maseyrsiiyay saaxibadiisii hore...
Saaxibadii hore ciyaaryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ee Irina Shayk ayaa si rasmi saaxib ula noqotay Aktarka Mareykanka ahna filim sameeye Bradley Cooper. Markii ugu dambeysay Irina Shayk iyo...
View ArticleMaxaad ka taqaanaa Shanta Aktar caanka ah ee qaba xaasas ka weyn,Sheeko Xiiso...
Tani waa sheeko gaar ah oo aan ka diyaarinay Aktarada Bollywoodka ee is qaba. Inta badan waxaa ay ku guursadaan Aktarada daruufo ama dhanka dhaqaalaha ee ma ahan jaceyl. Maanta waxaad ogaaneysaa Shan...
View ArticleAktarada Bollywoodka oo isugu faanay ciyaaraha kubada cagta, Shah Rukh Khan...
Aktarka labada jeer noqday Aktarka Sanadka India ee Rambir Kapoor ayaa aqbalay guuldarooyinka ku dhacay filimadiisa Roy iyo “Bombay Velvet. Labadan Filim waxaa ay ahaayeen kuwii ugu dambeeyay uu keenay...
View ArticleSeddex Jir ka codsatay Aktarka caanka ah ee Salman Khan inuu guursado
Salman khan waa mid kamid ah Aktarada Bollywoodka ee ay ku hamiyaan dumarka In xaaskiisa ay noqdaan. Gabar seddex jir ah ayaa ka yaabsatay Aktarka aan wali guursan maanta waxaana ay soo bandhigtay...
View ArticleGabadha Suniel Shety oo cadeysay iney taageere weyn u tahay Shah Ruk Khan
Aktarada uu dhalay Suniel Shety ee Athiya Shetty ayaa sheegtay iney taageere weyn u tahay Shah Ruk Khan waxaana ay rajeyneysaa in maalin uun ay la shaqeyso. Aktaradan ayaa soo wada haatan Filimkeedii...
View ArticleAthiya Shetty oo ka shalayneysa in uu Aabo u noqdo Aktar Suniel Shetty
Athiya Shetty ayaa ka shalaayneysa iney noqoto Gabadha uu dhalay Aktarka Suniel Shetty. Gabadhan ayaa soo wada haatan Filimkeedii ugu horeeyay Bollywoodka India laakiin waxaa ay dareemeysaa inuu culeys...
View ArticleAktar cadeeyay inuu koobiyeeyo Akshinada jilaaga Mithun Chakraborty
Irrfan Khan oo ah Aktar siweyn uga dhexmuuqda haatan Bollywoodka ayaa sheegay Mithun Chakraborty inuu yahay Aktarka ku dhiira geliyay inuu noqdo Aktar. Jilaagan ayaa haatan la soo wada Aishwarya...
View ArticleMudo dheer kadib Sanjay Dutt oo la arkay isagoo faraxsan oo qoslaya
Mudo dheer kadib Sanjay Dutt ayaa la arkay isagoo faraxsan oo dhoola cadeynaya maadaama uu inta badan xabsi ku jiro.’ Aktarka ayaa xabsi shansano ah lagu xukumay kadib markii lagu soo eedeeyay qaraxii...
View ArticleHooyada Shahid Kapoor ee Neelima Azeem oo dooneysa iney ku soo laabato Filim...
Hooyada Dhashay Aktarka Shahid Kapoor ee Neelima Azeem ayaa sheegtay iney ku soo laabaneyso Filim jilida oo mudo dheer ugu dambeysay. Neelima Azeem ayaa ku mashquushay sanadka 2015 guurka wiilkeeda...
View ArticleSalman Khan oo soo bandhigay xayeysiinta Filim Akshin ah oo uu wado Akhil
Salman khan maadaama uu yahay Aktar caan ah waxaa uu bilaaway inuu gacan qabto Aktarada Cusub ee Tamilka iyo Bollywoodka. Salman Khan ayaa soo bandhigay goos gooska Filimka wiilka Akkineni Nagarjuna ee...
View ArticleMaxaa ka jira inuu dhintay Aktarka caanka ee Arnold Schwarzenegger.
Waxaa baraha bulshada Is qabsaday wararka sheegaya inuu dhintay Aktarka soomaalida u garanayaaan Commando ee Arnold Schwarzenegger. Kani waa mid kamid ah Aktarada hollywoodka Mareykanka ugu caansan....
View Article