Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » FILIMADA
Browsing all 191 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabar uu dhalay Aktarka Bollywoodka Shah Rukh Khan oo Filimo cusub...

AKtarka saddexda caruur dhalay ee Shah Rukh Khan ayaa muujiyay inuusan caruurtiisa ka hor istaagi doonin iney ku soo biiraan jilinka filimada Bollywoodka. SRK caruurtiisa waxaa ugu weyn Aryan kaas oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aktarada Bollywoodka Salman Khan iyo Kareena Kapoor oo soo wada filim Muslim...

Aktarada Salman Khan iyo Kareena Kapoor  ayaa ku jira diyaar garowga jilista filimkooda cusub ee Bajrangi Bhaijaan. Labadan Aktar ee Filimkan wada ayaa toddobaadkan tagay Delhi halkaas oo ay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul wasaare Modi iyo Shah Rukh Khan oo hogaaminaya marti sharafka...

Si rasmi  waxaa maanta shaaca looga qaaday casuumaada Arooska Aktarka Salman Khan walaashii Arpita oo uu guursanayo wiilka ay mudada ay wada socdeen ee Aayush Sharma. Salman Khan ayaa horay ugu balan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boqorka Bollywoodka Shah Rukh Khan oo keenaya Qeybta seddexaad Filimka...

Seddexsano kadib Shah Rukh Khan ayaa soo wada qeybta sedddexaad ee Filimka lagu magacaabo Don. Boqorka Bollywoodka ayaa ku dhawaaqay inuu doonayo inuu keeno Don 3. “SRK waa waa don  ,sidoo kale Don...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Quruxda Bollywoodka ee Katrina Kaif oo booqatay Boqorka Jaceelka ee Rishi Kapoor

Gabdha heysata quruxda Bollywoodka ee Katrina Kaif  oo lala xiririnayo in bisha labaad ee sanadka cusub ay guursaneyso Rambir kapoor ayaa booqotay Aktarka caanka ah ee Rishi Kapoor. Rishi Kapoor oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sirta ka dambeysay Kareena Kapoor iney xaaskiisa noqoto Aktarka Bollywoodka...

Ma jaceel mise magac ayey isku guursadeen ayaa laga wada hadalhayay India Aktarada lagu magacaabo Saif Ali Khan iyo Kareena kapoor. Majalada IANS ayaa weydiisay Kareena Kapoor su’aal aheyd goorta ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aktarka Bollywoodka Akshay Kumar oo keenay Filim cusub oo qosol dhameys ah+video

Seddex maalin gudaheeda ayuu dhaqaale badan ku soo xareeyay Filimkii maadka ahaa ee uu waday Aktarka Akshay Kumar. Jilaagaan ayaa keenay Filimka lagu magacaabo Shaukeens oo ay la jilayaan Annu Kapoor,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Aamir Khan iyo Aishwarya Rai Bachchan oo filim cusub uu u soo...

Filimsameeyaha caanka ah ee Karan Johar kaas oo alifay sheekooyin jaceel oo uu ku guuleystay Aktarka Shah Rukh Khan ayaa markan Filimkiisa u dhiibaya Aamir Khan iyo Aishwarya Rai Bachchan. Afarsano...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood news : Priyanka Chopra oo cashar u dhigeysa Aktarada Bollywoodka+video

Ma badna in Aktarada Bollywoodka ee filimadooda ku soo qaadaan hees  iyaga codkooda balse waxaa ay leeyihiin oo kaliya jiliinka codkana waxaa iskaleh fanaaniin caan ka ah dalka India Sida Kumar iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood news:Maxaad ka taqanaa Aktarada waa weyn Bollywoodka ee cadowga...

  Ha kala  duwanaato siyaabuhu ay isugu dhaceen laakiin waxaa hubaal ah in Aktaro ka tirsan Bollywoodka oo gabdho iyo wiilal isugu jira ay dhextaalo cadowtooyo weyn waxaana cinwaan looga dhigay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Cajiib Wax ka ogow sagaal Aktar caan ka ah Bollywoodka oo...

Websetka Soomaalida maanta oo aad ugu barateen baarnaamijyada xiisaha leh ee Bollywoodka ayaa maanta kuu soo bandhigaya xaqiiqooyin aad u baahneyd in badan. Horay dhowr arimood ayaan soo hadal qaadnay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Shah Rukh Khan oo si faah faahsan ugu hadlay colaada isaga iyo...

Shah Rukh Khan ayaa muujiyay inuusan wax qilaaf kala dhaxeyn dhigiisa Salman Khan oo sanadihii u dambeeyay warbaahinta ay ka soo gudbineysay warar badan oo qilaafkooda la xiriira. Inuu soo laabanayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Aktarad caan ka ah Bollywoodka India oo lagu xiray dalka...

Tani waa aktarad laga wada garanayo Bollywoodka India waxaana ay keentay filimo badan oo ay kamid yihiin Ashiq Awara’, ‘Sabse Bada Khiladi’, ‘Baazi’ iyo ‘Karan Arjun. Sanadkii 1990-kii ayey caan ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Shah Rukh Khan iyo Priyanka Chopra oo qabanaya barnaamijka Got...

Aktarada Shah Rukh Khan iyo Priyanka Chopra ayaa seddex sano kadib isku arki doona shaashadaha leyska daawado ma ahan tan Filimada ee saacadaha badan lagu jilayo balse waa shaashado yar. Labadan Aktar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Tiyaatarada India oo laga daawanayo filimka Cusub ee...

Markii ugu horeysay waxaa  maanta si weyn looga  daawanayaa shineemooyinka dalka India filimka cusub ee Kill Dil uu wado Aktarka lagu magacaabo Govinda. Kill Dill oo ah filimka magaciisa ayaa u dhigma...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Quruxleyda Bollywoodka Juhi Chawla oo lagu dhagan yahay...

Kadib markii Mamta iyo ninkeeda lagu xeray toddobaadkan dalka Kenya laguna eedeeyay arimo daroogo ayaa hadana waxaa dacwad ay ku socotaa ninka qaba Aktarada caanka ah ee Juhi Chawla laakiin kiiska waa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Aktar caanka ah Bollywoodka oo ku biiraya Siyaasada iyo Filim...

Aktarka Soomaalida ay u garanayaan Jeesteelo laakiin magaciisa dhabta ah uu yahay Rajinikanth ayaa Axada maanta waxaa uu  ka warbixiyay go’aankiisa mustaqbalka dhow. Rajinikanth ayaa xaqiijiyay inuu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Aishwarya iyo Abhishek Bachchan oo u dabaaldagaya maalinta...

Aishwarya iyo ninkeeda Abhishek Bachchan oo ah labo Aktar oo laga wada garanayo Bollywoodka India ayaa u dabaaldagaya sanad guurada dhalasha gabadhooda yar ee Aaradhya. Gabadha uu awoowaha u yahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Shah Rukh Khan iyo Salman Khan oo Arooska Arpita isku...

Hubaal waxaa ah Arpita iney isu keentay labada Aktar ee Shah Rukh Khan iyo Salman Khan oo sanado isku dhacsanaa. Xaflada Arooska Arpita oo ah walaasha ka yar Salman Khan ayaa waxaa ka qeybgalay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Magacyada Aktarada Bollywoodka Abid ugu quruxda badnaa+sawiro

Ma ahan wax fudud inaad gaari karto go’aan ah  Aktaradii hablaha ahaa ee soo maray Bollywoodka iney jireen kuwa ugu qurux badnaa jireen. Taas ma ahan been Bollywoodka waxaa soo maray Aktaro hablo aad...

View Article
Browsing all 191 articles
Browse latest View live