Ha kala duwanaato siyaabuhu ay isugu dhaceen laakiin waxaa hubaal ah in Aktaro ka tirsan Bollywoodka oo gabdho iyo wiilal isugu jira ay dhextaalo cadowtooyo weyn waxaana cinwaan looga dhigay qilaafka dhexdooda Cadowtooyadii ugu weyneyd ee Bollywoodka India.
Qaar kamid ah Aktarada qaar oo haween iyo rag isugu jira ayey ka dambeysay isku dhacooda xiriir jaceel,tusaale ahaan Aktarada gabdhaha ayaa isku qabanayay arin jaceel oo Aktar kala dhaxeeya raguna waa sidaas oo kale gabarbaa dagaalkooda ka dambeysay.
Aktarada qaar ee halyeeyada ka ah Bollywoodka sida Amirkhan,Shehrukha khan,Salman khan iyo Amitabh Bachchan ayaa iyagana waxaa ka dhaxeeyay xifiltin dhanka abaalmarinada Aktarka ugu fiican.
Guud ahaan waa kuwan Aktarada colaada soo jireenka ay ka dhaxeysay Bollywoodka wilina ay jirto.
AAMIR KHAN VS SHAHRUKH KHAN
SALMAN KHAN VS SHAHRUKH KHAN
VIVEK OBEROI AND SALMAN KHAN
KAREENA KAPOOR AND PRIYANKA CHOPRA
Abhishek Bachchan v/s Hrithik Roshan
Deepika Padukone v/s Sonam Kapoor
Shah Rukh Khan v/s Ajav Devgan
Aishwarya Rai Bachchan v/s Sushmita Sen
Aishwarya Rai Bachchan v/s Rani Mukerji
Kareena Kapoor v/s Amisha Patel
Kareena Kapoor v/s Bipasha Basu
Rani Mukerji v/s Preity Zinta
Shah Rukh Khan v/s Amitabh Bachchan
Salman Khan v/s Shahid Kapoor
Salman Khan v/s John Abraham
Sridevi v/s Madhuri Dixit