Salman Khan ayaa bixiyay Toddobaadkan wareysi layaableh oo xitaa mar ay jirtay in wareysiga dhexdiisa uu ku carooday markii su’aal la xumaatay la weydiiyay.
Salman Khan oo aan wali guursan doobna ah ayaa sheegay isbuucaan inuu rabo caruur bilaa xaas la’aan.
Wariyaasha ayaa kululeystay Aktarka iyagoo ku yiri,kani mayahay wareysigaadii ugu horeeyay oo aad bixiso adigoon sigaar cabeyn.
Salman Khan ayaa ku jawaabay”ma cabin sigaar,mana cabo sigaar,yaa kuu sheegay warkaas.
Kadib Salman Khan ayaa la weydiiyay inuu rajeynayo caruur uu aabo u noqdo isagoo labo jawaab oo kala duwan bixiyay”haa waan rabaa caruur,laakiin waxaan rabaa caruur bilaa xaas,kadib waxaa uu yiri hadana,waan rabaa caruurteyda iney yeeshaan hooyo.
W/D :Maxamed Khadar Ibraahim Daahir