Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » FILIMADA
Browsing all 191 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Priyanka Chopra oo Aktarada Bollywoodka cashir u dhigeysa

Sanadka 2015 Priyanka Chopra ayaa eegeysa hormaryo badan oo dhinaca shaqadeeda iyadoo dooneysa iney soo xareyso guulo lamid ah sida sanadka 2014. Aktaradan Priyanka Chopra  ayaa ku raja weyn sanadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Aktarka ugu fiicnaa sanadkii 2014 Bollywoodka oo la shaaciyay

Rugcadaaga Bollywoodka Amitabh Bachchan ayaa la gudoonsiiyay  markii ugu horeysay Abaalmarinta Akkineni Nageswara Rao oo ah Abaalmarin sanadla ah oo la siiyo shaqsiga ugu wax qabadka fiican...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Filimkii jeceel Salman Khan ee Maine Pyar Kiya oo 25 sano...

  Lama ilaawi doono sheekadii jaceel ee  Maine Pyar Kiya oo ah waan ku jeclahay,waxaana Filimkaas waday Aktarka Salman Khan oo xiligaas ahaa dhalinyaro. Hadaba Filimka Maine Pyar Kiya  ayaa u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dalka Masar oo siweyn looga daawaday filimka SRK ee Happy New Year.

Dalka Masar waxaa toddobaadkan siweyn looga daawaday Filimka ay wadaan Shah Rukh Khan iyo Deepika Padukone ee Happy New Year. Filimkan cusub oo goordhow soo baxay ayaa 31 bishii dhamaatay ee December...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Xaaska Akshay Kumar Twinkle Khanna oo 40 jirsatay+video

Xaaska Akshay Kumar ahna Aktarad Bollywoodka laga garanayo Twinkle Khanna ayaa u dabaaldagtay toddobaadkan dhalashadeedii 40 aad. Sanad guurada dhalasheeda sidoo kale waxaa ay ku beegantahay xili...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Salman Khan oo ka qeybgalay doorashada Madaxweyne ee dalka Sri...

Aktarka Bollywoodka Salman Khan ayaa si lama filaan ugu qeybgalay Olalaha dadka reer Sri Lanka ay ku dooranayaan mar kale madaxweynaha talada dalkaas haya ee Mahinda Rajapaksa. Tallabadan Salman Khan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Mudaaharaad looga soo horjeedo Filim uu Aamir khan keenay oo...

Aktarada Bollywoodka Salman Khan iyo  Hrithik Roshan ayaa taageeray Filimka muranka badan dhaliyay uu keenay dhawaan Jilaaga Aamir Khan. Aamir Khan  ayaa sooray filim maad ah oo lagu magacaabo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News: Salman Khan oo sheegay inuu rabo caruur Bilaa hooyo

Salman Khan ayaa bixiyay Toddobaadkan wareysi layaableh oo xitaa mar ay jirtay in wareysiga dhexdiisa uu ku carooday markii su’aal la xumaatay la weydiiyay. Salman Khan oo aan wali guursan doobna ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News: Heeska I can’t make you love me ee Priyanka Chopra oo kamid...

Aktarada Bollywoodka Priyanka Chopra ayaa kaalin fiican ka soo gashay 100-ka hees caalami ee ay qaadeen sanadkii tagay fanaaniinta dunida. Heeska ‘I can’t make you love me oo ay ku luqeysay Priyanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News: Sanjay Dutt oo dalbaday inaan lagu celin xabsiga Yerwada

Aktarka Bollywoodka Sanjay Dutt oo ku xirnaanaya mudo sanado ah xabsiga Yerwada ayaa Dowlada India ka dalbanaya iney u kordhiyaan maalmaha fasaxa uu banaanka ku joogayo. Bishii December 24-keedii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Akshay Kumar oo garsoore ka noqonaya tartanka cuna karinta

Aktarka Bollywoodka  Akshay Kumar  ayaa markale noqonaya garsooraha tartanka cuno karinta isagoo dhadhamin doono kariyaasha cunooyinkooda. Barnaamijka MasterChef India ee tartanka cuno karinta ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News: Zayed Khan oo ka hadlay furiinkii Hrithik Roshan ee walaashii...

  Aktarka Zayed Khan ayaa sheegay in wali saaxibo isku dheer ay yihiin Seedigiisii hore ahna Aktarka Bollywoodka Hrithik Roshan oo walaashii Sussanne Khan furay sanadkii hore. Zayed oo ku mashquulsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News: Deepika Padukone oo u dabaaldageysa dhalashadeeda

Shimbiraha Jaceelka Ranveer Singh iyo Deepika ayaa ku dabaaldagaya magaalada New York ee dalka Mareykanka. Jilaaga Ranveer Singh ayaa la dabaaldagaya gabadha u doonaan ee ah Aktarada gabdhaha India...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Sridevi oo aan wali daalin,Filimo horleh oo ay keeni doonto

Rugcadaaga Bollywoodka Sridevi ayaa markale dib ugu soo laabaneysa saaxada Filimada iyadoo haatan isku diyaarineysa keenida Filimada. Filimkan oo sheekadiisa uu leeyahay  Vijay ayaa ah Filimada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Filimka Aamir Khan ee PK oo rikoor weyn u dhigay Filimada...

Filimka Aamir Khan ee PK ayaa ugu dambeyn noqday Filimkii ugu horeeyay Abid taariiqda Bollywoodka ay maalmo yar gudaheeda  soo xareeya lacagihii ugu badnaa oo lagu daawaday Filimkaas. Lama filaan ayey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News: Shah Rukh Khan iyo caruurtiisa oo dib ugu laabtay India+sawiro

Shah Rukh Khan iyo qoyskiisa ayaa dib ugu soo laabtay Dubia waxaana  ay gaareen dalka India. Aktarka Bollywoodka ayaa waqti kula qaadanayay Dubia xaaskiisa Gauri iyo seddexdiisa caruur ee Aryan,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News: 20-ka dumar Bollywoodka ee soo jiidashada badan lana guursan.

Toddobaadkan waxaan dib ugu milicsan doonaa Aktarada quruxda badan ee Bollywood ee wali aan la guursan . Halkan waxaan ku eegi doonaa 20-ka Aktar dumar ee aan la guursan kuna jira Bollywoodka....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News:Magacyada Aktarada raga Bollywoodka waqtigan gilgilaya ee...

Markan waxaan eegeynaa 10-ka Aktar raga ee Bollywoodka wali aan guursan marba hadeynu soo qaadanay dumarka doobka ah ee Bollywoodka xiligan. Aktaradan ayaa ah wali kuwa ka dhexmuuqda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News: Taageerayaasha shimbirihii jaceel ee Amitabh Bachchan iyo...

Taageerayaasha Amitabh Bachchan iyo Rekha ayaan ku farxi doonin wararkii ugu dambeeyay Bollywoodka India ka soo baxay. Dhawaan waxaa soo baxday in rugcadaayaan Amitabh Bachchan iyo Rekha in markale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bollywood News: Abaalmarinada sanadka Aktarada Filimadii ugu fiicnaa keenay...

Aktarada Bollywoodka  Priyanka Chopra ayaa la gudoonsiiyay Abaalmarinta Lions Gold Awards oo ah Abaalmarin la siiyo Aktarada doorkooda Filimadii ay keeneen siweyn uga baxsada. Sanad guuradii 21 aad...

View Article
Browsing all 191 articles
Browse latest View live