Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » FILIMADA
Viewing all articles
Browse latest Browse all 191

Bollywood News:Magacyada Aktarada raga Bollywoodka waqtigan gilgilaya ee Doobka ah

$
0
0

21

Markan waxaan eegeynaa 10-ka Aktar raga ee Bollywoodka wali aan guursan marba hadeynu soo qaadanay dumarka doobka ah ee Bollywoodka xiligan.

Aktaradan ayaa ah wali kuwa ka dhexmuuqda saaxada,rugcadaayaal ayaa ku jira sidoo kale dhalinyaro cusub ayaa ku jira balse hada kuwa ugu shidan kamid ah .

  1. Salman Khan
  2. Ranbir Kapoor
  3. Sidharth Malhotra
  4. Arjun Kapoor
  5. Varun Dhawan
  6. Ranveer Singh
  7. Aditya Roy Kapur
  8. Shahid Kapoor
  9. Sushanth Singh Rajput
  10. Randeep Hooda

Viewing all articles
Browse latest Browse all 191

Trending Articles