Kadib markii Mamta iyo ninkeeda lagu xeray toddobaadkan dalka Kenya laguna eedeeyay arimo daroogo ayaa hadana waxaa dacwad ay ku socotaa ninka qaba Aktarada caanka ah ee Juhi Chawla laakiin kiiska waa ka duwan yahay midka Mamta.
Ninka qaba Aktaradan Jay Mehta ayaa dacwada waxaa ka soo gubiyay Booliska xarunta Malabar Hill ee koonfurta magaalada Mumbai.
Kaarkiisa Aqoonsiga ayaa la sheegay inuu si shaci daro ah uu isticmaalay kadibna ay qabteen Booliska.
Jay Mehta ayaa la sheegay in kaarkiisa si sharcidara ah uu isticmaalayay ama uu usoo siiyay qof kale.
Sarkaalka ugu sareeyay xaruntaas ayaa u sheegay IANS in baaritaanka uu wali socdo,walina aan laheyn cadeyn rasmi ah.
Bal aan ku xusuusiyo Aktarada Juhi Chawla iyo waayaheeda Bollywoodka.
Filimkii Duplicate ee iyada iyo Shahrukh Khan