Heeska aan turjumaadkiisa soo qaadaneyno waxaa la yiraahdaa Jeena Sirf Mere Liye waxaa ay ku jirtaa filimka Jeena Sirf Merre Liye oo la micna ah dartey u noolow.
Waxaa uu soo baxay filimkan 20-kii November sanadkii 2002.
Halkaan ka aqriso heesta Jeena Sirf Merre Liye oo qoraal turjuman ah