Bollywood News:Jacqueline Fernandez oo sheegtay Emraan Hashmi filimkiisa inuu...
Aktarada muuqaalka qurxoon ee Jacqueline Fernandez ayaa sheegtay ineysan wax shalaay ka qabin iney keento filim Murder 2 oo kale kaas oo ah mid kulminaya jaceel iyo dareenba waxaana ay la waday...
View ArticleBollywood News:Shahid Kapoor oo sanad fiican ku jira,Abaalmarin kale oo la...
Aktarada Kangna Ranaut iyo Shahid Kapoor ayaa lagu Abaalmariyay sanad guuradii 60 aad ee Britannia Filmfare Awards taas oo ka dhacday magaalada Mumbai. Labadan Aktar ayaa ku kala guuleystay Aktarada...
View ArticleBollywood News:Saif Ali Khan oo filimkiisa dib u dhigtay maadaama Filimka...
Isu dhawaansho weyn ayaa ka dhaxeeya Filimka uu keenay Akshay Kumar ee Baby iyo kan ay isla wadaan Aktarada kala ah Saif Ali Khan iyo Katrina Kaif kaas oo lagu magacaabo Phantom’s. Filimka uu wado...
View ArticleBollywood News:Arjun Rampal oo lagu heysto inuu la kulmay gangistarka ugu...
Gooraf ayaa dhib weyn lugaha la galaya kadib markii uu cisbitaal ku booqday gangster-ka weyn ee India kaas oo xabsi daa’in ku xukuman waa ninka lagu magacaabo Arun Gawli. Booliska India ayaa baaraya...
View ArticleBollywood News:Jilaaga Aditya Pancholi oo buug ka hadlaya Nolashiisa soo saaraya
Aditya Pancholi oo ay soomaalida u taqaan shankar ama indhacadee ayaa sheegay buuga nolashiisa ka hadlaya inuu ku soo dari doono xiriirka isaga iyo Aktarada Kangana Ranaut ka dhaxeeya iyadoo ay...
View ArticleBollywood News:Salman Khan, Katrina Kaif iyo Kareena Kapoor oo kamid noqday...
Aktarada kala ah Salman Khan, Katrina Kaif iyo Kareena Kapoor ayaa kamid noqday liiska shaqsiyaadka loogu jecelyahay Aduunka sanadka 2015 sidaas waxaa qeexeysa kormeer laga sameeyay barta Internetka....
View ArticleBollywood News:Wax ka ogow 10-kii Filim ee ugu fiicnaa Boqorada quruxda...
Dadka Filimada Bollywoodka falanqeeya waxaa ay leeyihiin soo laabashada Aishwarya Rai Bachchan waxaa ay ka dhigantahay in Filimo xiise leh la daawan doono. Aktaradan ayaa keentay Filimo badan laakiin...
View ArticleBollywood News:Manisha Koirala oo laga yaabo iney kamid noqoto filimka...
Manisha Koirala ayaa laga yaabaa iney kamid noqoto Filimka cusub ee socda uu Agaasimaha ka yahay Rajkumar Santoshi. Mar wax laga weydiiyay Aktaradan oo mudo dheer aan wax Filimkeenin iney soo wado...
View ArticleTaariiqda jilaaga filimada dagaalka ee Sunil Shetty, nolashiisa sir badan...
Sunil Shetty waxaa uu dhashay 11 August 1961, haatan waa 53 jir,waa Aktar,Filim sameeye iyo ganacsade. Wuxuu caan ku yahay filimada dagaalka ma badna filimadiisa jaceelka. Halkaan ka aqriso taariikhda...
View ArticleDaawo heesta Jeena Sirf Mere Liye oo af soomaali u turjuman, Aktarada Tusshar...
Heeska aan turjumaadkiisa soo qaadaneyno waxaa la yiraahdaa Jeena Sirf Mere Liye waxaa ay ku jirtaa filimka Jeena Sirf Merre Liye oo la micna ah dartey u noolow. Waxaa uu soo baxay filimkan 20-kii...
View ArticleFilim looga hadlayo qisada dhabta ah ee Aktarka Sanjay Dutt oo soo baxaya...
Kadib Filimkii guuleystay ee PK filim sameeyaha filimkaas Rajkumar Hirani ayaa sheegay inuu ku mashquulsan yahay qorshihiisa xiga oo ah Jilaaga Sanjay Dutt oo xabsi ku xiran. Halkan ka aqrisho...
View ArticleBollywood:Ma ogtahay in Karisma Kapoor ay xiriirkii ugu dheeraa la sameysay...
Xubinta Jacaylka Jilaaga oo aan uga hadalno xiriirrada Jacayl ee dhexmaray aktarrada, maanta waxaan ku soo qaadanaynaa Karisma Kapoor, taasoo xiriirkii ugu dheeraa la sameysay jilaaga caanka ah ee...
View ArticleTaariikhda Jilaaga caanka ah ee Bollywoodka Salman Khan, sir badan ayaa...
Salman Khan magaciisa oo dhameystiran waa Abdul Rashid Salim Salman Khan, waxa uu dhashay 27 bishii December sanadkii 1965-kii, waana 49-sano jir, waxaana uu sidoo kale yahay Jilaa iyo soo-saare....
View ArticleDaagaal iyo jaceylba wuu u siman yahay Sunny Deol, Taariiqdiisa oo dhameystiran
Magaciisu waa Ajay Singh Deol laakiin waxaa loo garanayaa Sunny Deol, waxa uu ku dhashay halka la yiraahdo Sahnewal ee magaalada Punjab waddanka Hindiya. Halkan ka Akhriso Taariiqda Jilaagan...
View ArticleBollywood News:Shan waxyaabood u daawo filimada uu keeno rugcadaaga Mithun...
Kani waa mid kamid ah Aktaradii ugu fiicnaa Bollywoodka India soo mara. Kama hadlayo Adkatarad haatan ku jira Bollywoodka ee waxaa jira qof sameeyay wax waliba islamarkaana maskaxda bini’aadamka laga...
View ArticleHees cusub oo loogu magac daray Jiinbaar codkii Sahruuja iyo Xaaji 2015-ka
Fanaannada Banaadiriga ku caan baxday ee Sahruuja ayaa caawa waxay inoo haysaa hees loogu magac daray JIINBAAR waxaa la qaadi doona Xaaji. RIIX HALKAAN OO DAAWO MUUQAALKA QURXOON IYO HEESTII JIINBAAR
View ArticleProf. Cali Maxamed Gedi oo ka qeyb galay dood ka baxday TV-ga Royal DAAWO...
Dood xiiso badan oo ka dhacday xarunta TV-ga Royal ayaa waxaa su’aalo dhowr ah lagu weydiiyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi. RIIX HALKAAN OO NALA DAAWO VIDEO...
View ArticleTOP:Salman Khan oo magacaabay Atariishooyinka uu guursan lahaa ee Filimada...
Runtii waan sugeynay maalin maalmaha kamid ah Aktarada Bollywoodka in la weydiiyo Atariishooyinka ay jacel yihiin iney guursadaan. Salman khan ayey ku dhacday su’aalahan markii uu tagay Dubia,iyadoo...
View ArticleJilaaga caanka ah ee Hrithik Roshan oo maanta bartiisa ku soo daabacay war...
Ma ahan in Aktarada Bollywoodka ay guda galaan Arimaha siyaasada maadama ay yihiin rag dadka madadaaliya. Sidoo kale ma ahan in qabiil ama dhinac gaar ah ay la saftaan taas oo ay ku luminayaan...
View ArticleAktarka Tusshar Kapoor walaashiis Ekta Kapoor oo maanta dabaal dagaysa
Gabadha la dhalatay Aktarka Tusshar Kapoor ee Ekta Kapoor ahna filim soo saare ayaa maanta u dabaal-dagaysa sanad guurada dhalashadeeda oo maanta u began. Ekta Kapoor waxa ay ka shaqeysaa TV-yada...
View Article