Seddexsano kadib Shah Rukh Khan ayaa soo wada qeybta sedddexaad ee Filimka lagu magacaabo Don.
Boqorka Bollywoodka ayaa ku dhawaaqay inuu doonayo inuu keeno Don 3.
“SRK waa waa don ,sidoo kale Don waa SRK ayuu yiri Shah Rukh Khan.
Sanadkii 2011 Shah Rukh Khan ayaa keenay qeybta labaad ee Don kaas oo siweyn uu kaga baxsaday.
Lama shaacin wili Atariishada Shah Rukh Khan la keeneysa Filimkan Don 3 walow loo badinayo iney noqon doonto Priyanka Chopra oo filimkii Don 2 la waday SRK.
Laakiin Xaaska Shah Rukh Khan ee Gauri ma jecla Priyanka iney filim la wadaagto ninkeeda.