Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » FILIMADA
Viewing all articles
Browse latest Browse all 191

Bollywood News: Shah Rukh Khan iyo Kajol oo caruurtooda isugu faanay

$
0
0

srk-kajol-embed

Shah Rukh Khan oo u dabaaldagaya Toddobaadkii kumaad ee ka soo wareegtay filimkoodii Dilwale Dulhania Le Jayenge ee uu la waday Kajol ayaa sheegay jilaagan inuu yahay Aabo saaxib la ah caruurtiisa walibana uu aad u jecelyahay gabadhiisa Suhaana.

Xaflada Filimkooda  ay ugu dambaal dagayeen Kajol iyo Shah Rukh,ayey Kajol weydiisay Shah Rukh Aabe ceenkee ayuu yahay,ma  waxaad tahay ayey tiri sida Amrish Puri oo Aabaheed filimkaas ku jilayay ama Anupam Kher oo isaga Aabe ugu ahaa filimkaas.

Waxaa u ku jawaabay”waxaa ay ila tahay in labadooda oo leysku daray inaan ahay,waxaan ahay Aabe caruurtiisa saaxib ka dhigta,sida waalidiinteyda oo dhan,waan jeclahay gabadheyda in badan ayuu yiri Shah Rukh.

Dhinaca kale Kajol ayaa sheegtay in iyadana ay jeceshahay labadeeda caruur laakiin gabadheyda Nysa ma jecla ayey tiri iney daawato Filimka Dilwale Dulhania Le Jayenge maxaa yeelay waxaa ay ii sheegtay ayey tiri inaan aad filimkaas dhexdiisa ugu oynayo,waxaana ay isu aashay sababta sida aabo oo kale filimkiisii Golmaal ay u sameyn weyday kaas oo qosol ahaa.

Micnuhu gabadha yar waxaa ay ka soo horjeedaa in hooyadeed Kajol ay ku dhex oyso filimada

Kajol waxaa qaba Aktarka Ajey Devgan isaga ayeyna u heysaa labada caruur.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 191

Trending Articles