Bollywood News: Dharmendra oo taageerayaashiisa dunida hambalyo ka gudoomay
Jilaaga caanka ah ee Bollywoodka Dharmendra ayey maanta oo isniin ah ku beegan tahay maalintiisa. Aktarkan oo dhalay wiilal iyo gabdho caanka ah Bollywoodka ayaa maanta u dabaaldagaya sanadkiisii 79...
View ArticleBollywood News: Aamir Khan oo kula taliyay Salman Khan inuu doobnimada ka baxo
Kadib Markii xiriirkooda uu soo laabtay seddexda Khan ee Bollywoodka Aamir Khan ayaa ka dalbaday saaxiibkiisa Salman Khan inuu iska guursado. Salman Khan oo 48 jir ah labadiisa saaxib ee kale Shah...
View ArticleBollywood News: Aftab Shivdasani oo ku guuldareystay sanad kadib inuu filim...
Aktarka Aftab Shivdasani ayaa laga qaaday inuu soo jilo qeybta seddexaad ee Filimka qosolka badan ee Kyaa Kool Hain Hum 3. Aftab Shivdasani waxaa lagu badalay Aktarka filimada maadka keena ee Riteish...
View ArticleBollywood News:Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif oo faraanti geliskooda uu ka...
Shimbiraha Jaceelka ee Bollywoodka Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif ayaa qorsheynaya halka ay waqtigooda ku qaadan lahaayeen sanadka cusub ee 2015. Aktaradan Is jacel ee is doortay ayaa horay u...
View ArticleBollywood News:Dagaalkii u dhaxeeyay Aktarada wada dhashay Rani Mukherjee iyo...
Dagaalkii qaboobaa ee u dhaxeeyay Aktarada Ilmo Adeerada ah ee Rani Mukherjee iyo Kajol Mukherjee ayaa soo gaba gaboobay. Mudo sanada ah labadan Aktar ma uusan wanaagsaneyn xiriirkooda iyagoo ilaaway...
View ArticleBollywood News:Filimka Cusub ee Ajay Devgan Action Jackson oo soo baxay+video
Kadib Filimadii Singham 1- iyo 2 oo uu Ajay Devgan siweyn ugu baxsaday Aktarkan ayaa toddobaadkan waxaa u soo baxay hadana Filim dagaal ah oo lagu magacaabo Action Jackson. Shantii bishii December oo...
View ArticleBollywood News: Rajinikanth ,Twinkle Khan iyo Kajol oo ku biiray Twitterka
Rajinikanth oo ay Soomaalida u garanayaan Kaabo jeestoole ayaa noqday Aktarkii ugu dambeeyay oo ku biira barta Twitter-ka. Sanadka 2014 oo gaba gabo maraya ayuu jilaagaan caanka ah ee qosolka badan ku...
View ArticleBollywood News:Hrithik Roshan oo la soo warinayo inuu la haasaawo Aktarad...
Aktarka qoob ka ciyaarka Hrithik Roshan ayey soo baxayaan inuu shukaansado Aktarada Bollywoodka ku jirta ee Kangana. Hrithik Roshan ayaa ku biiray Aktarada doobka kadib markii uu furay xaaskiisa...
View ArticleBollywood News:Maanta oo ku beegan maalin la xusuusan doono Shah Rukh Khan...
Maanta oo ay ku beegantahay 12-ka bisha December waxaa loo dabaaldagayaa Filimkii jaceelka ahaa ee Dilwale Dulhaniya Le Jayenge. Filimkan oo ahaa mid jaceel oo aan la ilaawi karin waxaa isla jilayay...
View ArticleBollywood News:Iska Ilow Salman,Shah Rukh iyo Shahid,Hrithik Roshan oo loo...
Kadib markii toddobaadkii hore loo doortay Priyanka Chopra iney tahay gabadha ugu soo jiidashada badan Qaarada Assia oo dhan ayaa toddobaadkan hadana waxaa la shaaciyay Ninka ugu soo jiidashada badan...
View ArticleBollywood News: Shah Rukh Khan iyo Kajol oo caruurtooda isugu faanay
Shah Rukh Khan oo u dabaaldagaya Toddobaadkii kumaad ee ka soo wareegtay filimkoodii Dilwale Dulhania Le Jayenge ee uu la waday Kajol ayaa sheegay jilaagan inuu yahay Aabo saaxib la ah caruurtiisa...
View ArticleBollywood News: Forbes oo soo saartay 10-ka Aktar ee Bollywoodka ugu...
Sanadka 2014 ee dabayaaqada maraya majalada Forbes ee dalka India ayaa soo saartay Liiska 10 Aktar ee ugu taajirsan waqtigan Bollywoodka India. Liiskan Sida ay Aktarada ay u kala taajirsan yihiin...
View ArticleBollywood News:Priyanka Chopra oo u mahadcelisay taageerayaasheeda
Priyanka Chopra ayaa u mahadcelisay maanta taageerayaasheeda barta Twitterka oo gaaray tiradii ugu badneyd. Siddeed Milyan oo taageere ayaa la xaqiijiyay iney ku leedahay Aktaradan barta Twitterka....
View ArticleBollywood News:Amitabh Bachchan oo ka jawaabay inuu siyaasada dalkiisa ku...
Rugcadaaga Bollywoodka Amitabh Bachchan ayaa ka qoomameynaya inuu ku biiro siyaasada dalka India. 72 jirkan ayaa u tartamay doorashadii madaxtinimo ee gobolka Allahabad sanadkii 1984 kuna guuleystay...
View ArticleBollywood News:Aishwarya Rai oo u dabaaldageysa guusheedii Quruxda...
Aktarada Bollywoodka India Aishwarya Rai ayaa u dabaaldageysa 20-sano guuradii ka soo wareegatay markii ay noqotay gabadha ugu quruxda badan Adduunka, Xafladii Miss World ee quruxda Adduunka sanadkii...
View ArticleBollywood News:Salman Khan oo awoodiisa u babac dhigi waayay wiilka Rishi Kapoor
Websetyada dalka India ayaa maanta bogooda hore ee Bollywoodka ku qoraya in Aktarka Salman Khan laga guuleystay kadib markii uu diiday in Arooska walaashii uu ku casuumo Jilaaga Ranbir Kapoor. Salman...
View ArticleBollywood News: Salman Khan oo hogaaminaya 10-ka Aktar ee loogu raadin badan...
Salman Khan ayaa noqday sida la shaaciyay maanta Aktarka Bollywoodka ee magaciisa Inta ugu badan sanadka 2014 la weydiiyay barta Google oo ay ku jiraan sawirada iyo sheekooyinka dadka ugu caansan...
View ArticleBollywood News:Aktarada Bollywoodka India oo tacsi u diray Arday lagu dilay...
Aktarada Bollywoodka ayaa maanta cambaareeyay qarax ururka Taliban Ciidamadooda ay ka geysteen iskuul ku yaala magaalada Peshawar ee dalka Pakistan. Weerarkan waxaa ku dhintay 100 qof oo ay u badan...
View ArticleBollywood News: Boorsamiintada Filimka Ranbir Kapoor iyo Arjun Rampal oo...
Boorsamiintada ama goos gooska Filimka cusub ee ay isla wadaan Aktarada Ranbir Kapoor iyo Arjun Rampal ayaa la siidaayay. Roy ayaa ah Filim dagaal iyo jaceel oo la sugayo inuu dhawaan soo baxo....
View ArticleBollywood News: John Abraham oo 42 jirsaday soona bandhigay sawiradii...
Aktarka Bollywoodka John Abraham ayaa u dabaaldagaya maalinta dhalashadiisa. John Abraham oo dhashay December 17, 1972 ayaa jirsaday 42 sano hada. Jilaagaan ayaa soo bandhigay sawiradii quruxda badnaa...
View Article