Priyanka Chopra ayaa u mahadcelisay maanta taageerayaasheeda barta Twitterka oo gaaray tiradii ugu badneyd.
Siddeed Milyan oo taageere ayaa la xaqiijiyay iney ku leedahay Aktaradan barta Twitterka.
“waxaa filanwaa igu noqonaya jaceelka Aad isiineysaan ayey ku tiri Aktaradan taageerayaasheeda barta Twitterka.
32 jirtan ayaa bartilmaameedsaneysa heerka ay ka taagan yihiin barta Twitterka Aktarada ka ah Amitabh Bachchan, Asha Bhosle, Sridevi iyo Madhuri Dixit.
Sanadkii 2009-kii ayey ku soo biirtay Aktaradan barta Twitterka,waxaana taageerayaasheeda ay sii kordheen markii ay keentay filimkii Mary Kom.