Maanta oo ay ku beegantahay 12-ka bisha December waxaa loo dabaaldagayaa Filimkii jaceelka ahaa ee Dilwale Dulhaniya Le Jayenge.
Filimkan oo ahaa mid jaceel oo aan la ilaawi karin waxaa isla jilayay Aktarada kala ah Shah Rukh Khan iyo Kajol.
Magacyada Raj iyo Simran ayaa loogu yeerayay Filimkan Shah Rukh Khan iyo Kajol
Hadaba waxaa maanta Filimkaas u buuxsamay toddobaadkiisii 1000(kumaad).
Kun Toddobaad ayuu jirsaday Filimkan oo soo baxay 20-kii October , 1995,waxaana sheekada Filimkan iska leh Aditya Chopra.
Aan ku xusuusiyo Filimkan.