Aktarka qoob ka ciyaarka Hrithik Roshan ayey soo baxayaan inuu shukaansado Aktarada Bollywoodka ku jirta ee Kangana.
Hrithik Roshan ayaa ku biiray Aktarada doobka kadib markii uu furay xaaskiisa Sussanne Roshan oo 12 sano ay soo wada noolaayeen isuna hayeen labo caruur ah.
Majalada daily ayaa soo warineysa Hrithik Roshan inuu haatan xiriir uu kala dhaxeeyo Aktarada Kangana laakiin Hrithik Roshan ayaa warkaas ku beeniyay bartiisa Twitterka waxaana uu cadeeyay iney soo daabaceen wargeysyo raba in la aqristo.
Kangana iyo Hrithik ayaa isla keenay Filimo ay kamid yihiin Kites iyo Krrish 3.
Daawo labadooda