Aktarka Bollywoodka John Abraham ayaa u dabaaldagaya maalinta dhalashadiisa.
John Abraham oo dhashay December 17, 1972 ayaa jirsaday 42 sano hada.
Jilaagaan ayaa soo bandhigay sawiradii quruxda badnaa ee ilaa yaraantiisii.
Aktarkan ayaa lagu xusuusan doonaa filimadii uu keenay kii Dhoom (2004) oo ay wadeen isaga iyo Abhishek Bachchan, Uday Chopra iyo Esha Deol.
Sawirada yaraantiisii Aktarkan 42 jirka noqday.