Boorsamiintada ama goos gooska Filimka cusub ee ay isla wadaan Aktarada Ranbir Kapoor iyo Arjun Rampal ayaa la siidaayay.
Roy ayaa ah Filim dagaal iyo jaceel oo la sugayo inuu dhawaan soo baxo.
Aktarada Filimkan jilaya waxaa kamid ah Ranbir Kapoor, Arjun Rampal iyo qeybta gabadha Atariishada Filimka ka ah oo ay qaadaneyso Jacqueline Fernandez.
Sida uu qorshaha yahay Filimkan ayaa la rajeynayaa inuu soo bixi doono 13 February 2015.
Goos Gooska Filimka waa kan.