Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » FILIMADA
Viewing all articles
Browse latest Browse all 191

Bollywood News: Salman Khan oo hogaaminaya 10-ka Aktar ee loogu raadin badan yahay barta Google

$
0
0

biggboss_650_121614045054

Salman Khan ayaa noqday sida la shaaciyay maanta Aktarka Bollywoodka ee magaciisa Inta ugu badan sanadka 2014 la weydiiyay barta Google oo ay ku jiraan sawirada iyo sheekooyinka dadka ugu caansan Adduunka.

Tusaale ahaan marka aad rabto faah faahin ku saabsan isaga ama Sawirkiisa Googlaha ayaa ku qoreysaa magaciisa waxaana ka heleysaa macluumaad walba oo aad ugu baahantahay taas marka waa raadin ama inaad weydiineyso Googlaha shaqsigaas.

Aamir Khan ayaa ku fashilmay sanadkan oo kuma jiro 10-Aktar ee ugu  sareeya oo laga raadinayay Googlaha.

Sanadka 2014 Salman Khan ayaa keenay Filimo cajiib ah taasna waxaa uu ku muteystay inuu lambar kow noqdo.

Shah Rukh Khan ayaa booska labaad galay,Akshay Kumar seddexaad waxaana afaraad galay Ranbir Kapoor.

Waa kuwan 10-ka ugu sareeya ee magacooda looga raadin badan yahay Googlaha sanadka 2014.

1.Salman Khan

2.Shah Rukh Khan

3.Akshay Kumar

4.Ranbir Kapoor

5.Shahid Kapoor

6.Amitabh Bachchan

7.Varun Dhawan

8.Ranveer Singh

9.Fawad Khan

10.Emraan Hashmi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 191

Trending Articles