Bollywood News:Amitabh Bachchan oo noqday boqorka Twitterka Aktarada India
Amitabh Bachchan ayaa ah waqtigan boqorka Twitterka Aktarada Bollywoodka hindia. Halyeygan ayaa ku leh bartan taageerayaal ka badan jilayaasha kale ee wali ku dhexjira saaxada Bollywoodka. Amitabh...
View ArticleBollywood News: Shimbirihii jaceel ee Shahid Kapoor iyo Kareena Kapoor oo...
Dadyowga reer India iyo kuwa Adduunka ayaa ka war dhowraya halka uu ka dambeeyo wararka xanta ah ee leysla dhexmarayo. Aad ayaa loo xiiseen doonaa marka ay dib isugu arkayaan saaxada Bollywoodka...
View ArticleBollywood News:Salman Khan oo diiday inuu filim la keeno Shah Rukh Khan iyo...
Salman Khan ayaa rajeynaya sanadka cusub ee 2015 inuu iska xarooda oo uu guursado halkii uu Filim la keeni lahaa Shah Rukh Khan iyo Aamir Khan si seddexda Khan markii ugu horeysay loogu arko...
View ArticleBollywood News: Amitabh Bachchan iyo wiilkiisa Abhishek Bachchan oo...
Aktarka Bollywoodka Amitabh Bachchan ayaa ku faraxsan in isaga iyo wiilkiisa Abhishek Bachchan hal masrax lagu abaalmariyo lana siiyo Abaalmarin isku mid ah. Amitabh Bachchan oo 72 jir ah iyo...
View ArticleBollywood News:Kim Kardashian oo garaacday heesaaga caanka ah ee Justin...
Gabadha Modelka ee loogu hadalheyn badan yahay Adduunka waqtigan Kim Kardashian ayaa noqotay shaqsiga loogu loogu jecelyahay ee taageerada ugu badan ku leh barta Instagram-ka. Kim Kardashian ayaa...
View ArticleBollywood News: Shahid Kapoor oo ka hadlay inuu filim la keenayo Kareena Kapoor
Aktarka Bollywoodka Shahid Kapoor ayaa beeniyay inuu diiday in filim uu la keeno jaceelkiisii hore ahna Aktarad Bollywoodka kuwa ugu caansan kamid ah Kareena Kapoor. Warar soo baxay toddobaadkii hore...
View ArticleBollywood News:Amitabh Bachchan oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha dalka India
Aktarka Bollywoodka Amitabh Bachchan ayaa la kulmay Ra’iisul wasaaraha dalka India Narendra Modi maalintii sabtidii shalay. Jilaagaan caanka ah ayaa barta Twitterka soo dhigay sawirka isaga iyo...
View ArticleBollywood News: Suniel Shetty oo u istaagay in caruurtiisa uu ka caawiyo ku...
Rug cadaaga Bollywoodka Suniel Shetty ayaa raba inuu filim soo saare u noqdo wiilkiisa iyo gabadhiisa oo isha ku haya iney ku soo biiraan Bollywoodka oo filimo ay keenaan. Suniel Shetty oo ay...
View ArticleBollywood News:Walaalka Salman Khan Arbaaz Khan oo amaanay seedigooda+sawiro
Aktarka la dhashay Salman Khan ee Arbaaz Khan ayaa amaanay seedigiisa qaba walaashood Arpita Khan ee Aayush Sharma. Arbaaz Khan ayaa qaba in Aayush Sharma uu noqon karo Aktar Filimada Bollywoodka...
View ArticleBollywood News: Juhi Chawla oo ka soo horjeesatay Filimka cusub ee Aamir...
Aktarada Bollywoodka ka caaganeyd sanadihii u dambeeyay ee Juhi Chawla ayaa dood ka keentay filimkii 19-ka bishan u soo baxay Aamir Khan. PK waa filim uu soo saaray Rajkumar Hirani waxaana jilaa ka...
View ArticleBollywood News: Shah Rukh Khan iyo Priyanka Chopra oo codsi ka helay...
Taageerayaasha Shah Rukh Khan iyo Priyanka Chopra ayaa dalbanayaa iney in labada jilaa ay keenaan qeybta seddexaad filimka Don 3. Shah Rukh Khan iyo Priyanka Chopra ayaa 23-kii December keenay Don 2...
View ArticleHollywood News:Wiil uu dhalay Aktarka cajiibka ah ee Jackie Chan oo la...
Filim sameeyaha caanka ah ee Hollywoodka Jackie Chan ayaa lagu wadaa in xabsi la dhigo wiilkiisa Jaycee Chan oo 32 jir ah kaas oo lagu soo eedeeyay inuu gurigiisa gabaad ku siiyay daroogo sharci daro...
View ArticleBollywood News:Maanta oo ay ku beegantahay maalin u weyn Aktarka Anil Kapoor
Aktaro badan ayaa fariimo hambalyo soo gaarsiiyay maanta oo Arbaca ah Jilaaga Anil Kapoor oo u dabaaldagaya dhalashadiisa. Anil Kapoor ayaa jirsaday 58 sano waxaana hambalyada ay u soo direen Aktarada...
View ArticleBollywood News:Sanjay Dutt oo xabsiga laga siidaayay xili uu ka cawaaday...
Aktarka Bollywoodka Sanjay Dutt ayaa laga siideeyay xabsiga dhexe ee Yerwada Central Jail maalintii Arbacadii waxaana lagu siidaayay damaanad xili xukunkiisa xabsiga uu wali dhimanyahay. Sanjay Dutt...
View ArticleBollywood News:Magacyada Aktarada ugu waxqabadka fiicnaa Bollywoodka 2014 oo...
Sanadka 2014 ee dhamaanaya waxaa leysla dhexmarayay yaa noqon doono Aktarada ugu bandhiga fiicnaa. Sida maanta oo Khamiis la shaaciyay Seddex Khan ayaa horkacaya liiska Aktarada ugu bandhiga fiicnaa...
View ArticleBollywood News: ku dagso Heeskii Ajay Devgan ee Filimkii Qalbi holcay ama...
Heeska Bollywoodka ee maanta Soomaalidamaanta ay u soo gudbin doonto asxaabteeda ayaa waxaaa uu yahay Shaam Hain Dhuan Dhuan oo ah hees jaceel oo ku jirta Filimkii Ajay Devgan ee Diljale. Filimka...
View ArticleBollywood News:Jaceelka dhabta ah hasoo daaho waa kii yimaada,Sanjay Kapoor...
Heeska Soomaalida maanta ee Bollywoodka ayaa noqoneysa heeska jaceelka dhabtiisa ku tusaya ee Ek Mulakat Zaruri Hai Sanam oo ku jirta Filimkii Sirf Tum. Micnaha Sirf Tum ayaa ah kaliya adiga uun oo...
View ArticleBollywood News:Dil Hai Tumhaara-qalbigeyga adaa iska leh,Arjun Rampal ,Preity...
Heeska Bolywoodka Soomaalidamaanta ayaa noqon doona Dil Laga Liya Maine oo ku jira filimka Dil Hai Tumhaara. Dil Hai Tumhaara waxaa afka soomaali marka loo badalo uu noqonayaaa qalbigan adaa iska leh....
View ArticleBollywood News:Aktarada Bollywoodka oo u hambalyeeyay Salman Khan
Jilaaga Bollywoodka Salman Khan ayaa u dabaaldagaya isbuucan dhalashadiisa 49 aad waxaana u soo hambalyeeyay Aktaro badan. Salman ayaa dabaaldaga dhalashadiisa waxaa uu la wadaagay Ehelkiisa. 49 jirka...
View ArticleBollywood News:Shah Rukh Khan oo raadinaya xaaskii Labaad
Aktarka Bollywoodka Shah Rukh Khan ayaa la soo warinayaa inuu xiriir jaceel sameyn doono. Toddobaadyadii la soo dhaafay Aktaro ka tirsan Bollywoodka ayaa leysla xiriirinayay iney bilaaween sameynta...
View Article